英語 request for "Maanta"
Help translate from ソマリ語 to 英語 song Maanta by National Anthems & Patriotic Songs
Requested by:
AussieMinecrafter
on 20 8月 2022 - 02:24
AussieMinecrafter
on 20 8月 2022 - 02:24 オリジナル歌詞
ソマリ語
翻訳
英語
Maanta
Maanta Maanta Maanta
Waa maalin weyne Maanta
Maanta Maanta Maanta
Madaxeen banaane Maanta
Maanta Maanta Maanta
Waa mahad Illaahe Maanta
Maanta Maanta Maanta
Dadkii midowye Maanta
Maanta Maanta Maanta
Maanta Maanta Maanta
Waa maalin weyne Maanta
Maanta Maanta Maanta
Madaxeen banaane Maanta
Maanta Maanta Maanta
Markii dhulkeena Maanta
Maanta Maanta Maanta
Lama madhinkayaate Maanta
Maanta Maanta Maanta
Waa maalin weyne Maanta
Maanta Maanta Maanta
Madaxeen banaane Maanta
Maanta Maanta Maanta
Madax weynaheena Maanta
Maanta Maanta Maanta
Magacii ha rage Maanta
Maanta Maanta Maanta
Waa maalin weyne Maanta
Maanta Maanta Maanta
Madaxeen banaane Maanta
Maanta Maanta Maanta
Mandeeq hasheeni Maanta
Maanta Maanta Maanta
Caannihii kalaale Maanta
Maanta Maanta Maanta
Waa maalin weyne Maanta
Maanta Maanta Maanta
Madaxeen banaane Maanta
Maanta Maanta Maanta
Sedexdii Maqna'na Maanta
Maanta Maanta Maanta
Calankaa u muuqde Maanta
Maanta Maanta Maanta
Waa maalin weyne Maanta
Maanta Maanta Maanta
Madaxeen banaane Maanta
Maanta Maanta Maanta
Madaxweynaheena Maanta
Maanta Maanta Maanta
Magacii ha rage Maanta
Maanta Maanta Maanta
Waa maalin weyne Maanta
Maanta Maanta Maanta
Madaxeen banaane Maanta
magtimmat
submitted on 20 8月 2022 - 02:14











