Inglese request for "Igu Qabo"
Help translate from Somalo to Inglese song Igu Qabo by Shaadiyo Sharaf
Requested by:
Eva Priestley
on 1 Maggio 2020 - 08:02
Eva Priestley
on 1 Maggio 2020 - 08:02 Testi originali
Somalo
Traduzione
Inglese
Igu Qabo
Dharaartaad faraxsanahay ayey ana iidhantahay
Wixii idhibaad mar uun adigu iga dhayi leheydoo
Xumaan ku iloowi laa
Waxan dheyman iyo luul xishoodaan dhowrayoo
Raggii uga dhaartay baan
Adiga anigu adiga anigu adiga kuu dhiibayaa dhiibayaa
Wixii dhuuxiyo lafaha dhamaan iga gaarayoo
Dhiigey noqo waayebaan
Rabaa inaa iga dhaydide dhamoow iisoo dhawaaw
Dhowoow dhabtaada igu qabo
Igu qabo, igu qabo,
Igu qabo dhabtaada isaar
Isaar isaar isaar isaar isaar
Dhabtada isaar, isaar
Dharaartaad iga fogtahay hadaan dhaayuhu ku arag
Amase maqalka iyo dhegaha codkaaga ku soo dheceyn
Cidlaan ku dhololayaa
Qofbaa dhaafsada rajada naftana ow abaal udhigay
Markuu dacar dheensadee
Kadhereg kadhereg kadhereg kadhereg adigaa udhigmee adiga udhigmee
Accedi o registrati per pubblicare una traduzione
Eva Priestley
submitted on 1 Maggio 2020 - 08:02
Commenti dell’autore:
Any corrections on the Somali are welcome












