Tiếng Anh request for "Kumee"
Help translate from Somali to Tiếng Anh song Kumee by Shaadiyo Sharaf
Requested by:
Eva Priestley
on 8 Th9 2021 - 19:27
Eva Priestley
on 8 Th9 2021 - 19:27 Lời bài hát gốc
Somali
Bản dịch
Tiếng Anh
Kumee
Macaankii naftaay kumee
Nalkii maankaay kumee
Milgihii noloshaay kumee
Milgihii noloshaay kumee
Waykane macaane i maqal
Musbaaxii boggoow i maqal
Muhashadii xiskoow i maqal
Muhashadii xiskoow i maqal
Ogidoo minute qudha anuu
Makaa maarmee kumee?
Ogidoo muxubada dartaa
Makaa maarme i maqal
Intii aad yaraya maqnayd
Mugdiyo madow baan galee
Macaan ii soo dhakhso
Ii kaalay maamulihii xiskaay
Anba intii aan kaa maqnaa
Ciil iyo murugay ii ahayde
Naftii mudanihii kaskoow
Dhakhsaan kuugu iman macaan
Laba wada murugooda oo
Mar wada farxa baynu nahay’oo
Wax wada muto baynu nahay’oo
Marnaba isma nici karnoo
Mana kala maarmi karnee
Allow naga moos in daran
Eva Priestley
submitted on 8 Th9 2021 - 19:27











