енглески request for "Xoolahaba Xoolahaba"
Help translate from Somali to енглески song Xoolahaba Xoolahaba by Children's Songs
Requested by:
Martin Auer 1
on 7 Jan 2018 - 17:34
Martin Auer 1
on 7 Jan 2018 - 17:34 Submitter's comments:
Could be simple word for word translation.
Оригинални текстови
Somali
Превод
енглески
Xoolahaba Xoolahaba
Xoolahaba Xoolahaba
Xoolahahba Sumaddaa
lagu baadi soocaa
Dad-na waydh suganiyo
Sooro caafimaadaa
Lagu kala sifeeyaa
Adna geed
Kuguma salaaminee
Sababaa dir sanaayo
Suul dhabaale waa hadal
Hadana waa si gooni ah
Waxaan waxaan sidaa jacayl
Aan kula sugaayee
Kugu simay iga hoo ...
Sirma ma seegto waligee
Iyo waxaad saluugtaba
Labda kasaaidayee
Anna kaama sugayee
Quraxdii sulayqiyo
Sabarkii ayuubee
Suul dhibaale waa hadal
Hadana waa si gooniya ah
Waxaan waxaan sidaa jacayl
Aan kula sugaayee
Kugu simay iga hooo
Пријавите се или се региструјте да бисте могли објавити превод













